War saxaafadeed – soo dhoweyn rashixidda Mr. Stephen Michael Schwartz- – Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya

  Thursday January 14, 2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweyneysaa Safiirka dowladda Mareykanka u rashaxan inuu wakiil uga noqdo dalka Soomaaliya Mr. Stephen Michael Schwartz.

Mareykanka waa isbaheysi muhiim u ah Xukuumadda iyo Shacabka Soomaaliya , waxaa naga dhaxeeya xiriir taariikhi ah iyo mid iskaashi oo ku dhisan isdhaafsi xushmad iyo horumar wadaag

Waxaa soo diyaariye warkaani Wariye C.qaadir hassan jokar

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS