Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta Qaranka” Wacyiga Saxaafadda waxbadan ayuu iska badalidoonaa”

  Wednesday December 30, 2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  

Ururka Suxufiyiinta Qaranka ayaa sheegay in Hindise Sharciyeedka Saxaafadda uu wax badan ka badalidoono Wacyiga ay hadda ku Shaqeeyaan Saxaafadda dalka.

Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Maxamed Ibraahim Bakistaan ayaa sheegay in ay qeyb weyn ka qaadan doonto wacyiga Saxaafadda Soomaaliya Meelmarintii Sharciga Saxaafadda ee Baarlamaanka uuAnsixiyay.

“Runtii Arrintaasi Shahaaddo Jaamacadeed oo saxafadeed ayaa horta Meesha lagu sheegay waxaa ku fiicneed in lagu sheego Shahaado Jaamacad wexay taasi Fursad Siinaysaa Wacyiga saxaafadda Soomaaliya sababtoo ah Saxafiyiinta hadda Shaqeeya Xirfad aad u badan ayey leeyihiin waayo Bandanna way u soo Joogeen” Ayuu yiri Bakistaan.Waxaa Soodiyariyey Warkaani Wariye C.qaadir Xasan Jookar

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS