Wasiir Odawaa oo sheegay in Dowladdu ay diyaar u tahay dhameystirka Maamulka gobollada hiiraan iyo Shabeellaha dhexe

  Tuesday December 22, 2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa shacabka gobolladaHiiraan iyo Shabeellaha Dhexe waxa uu ugu baaqay inay kala shaqeeyaan dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Wasiir Odawaa ayaa Sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay diyaar u Tahay sidii loo xoojin lahaa dhismaha Maamulkaan, isagoo dadka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ka codsady inay isku diyaariyaan inay samaystaanMadaxweyne Gobolleed ay u Dhanyihiin.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe wadday dadaallo lagu dhamaystirayo Nidaamka Federaalka oo ay dowladdu qaadatay

Waxaa Soodiyariyey Warkaani Wariye C.qaadir Xasan Jookar

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS