XISBIGA TIIR OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEY MAALINTA CIIDDUL ADXAAGA

  Tuesday August 21, 2018 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  

XISBIGA TIIR OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEY MAALINTA CIIDDUL ADXAAGA

Xisbiga Caddaaladda iyo Midnimadda ee TIIR oo ka mid ah asaxaabta siyaasaddeed ee laga aqoonsan yahay dalka Soomaaliya ayaa hambalyo ku aadan maalmaha Ciidda Carafo, waxa uu u direy guud ahaan shucuubta islaamka gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed.

Waxaan ugu duceynayna dadka oo dhan inuu Alle sannadkan sannadkiisa kale ku gaarsiiyo nabad, barraare iyo horumar.

Xisbiga wuxuu ugu baaqayaa in loo samafalo dadka aan waxba haysan si ay uga qeyb qaataan farxadda ciiddul adxaaga.

Sannad walba marka la gaaro ciidda loo yaqanao Ciiddul-Adxaaga oo ka mid ah labadda ciiddood ee uu Alle siiyay addoomadiisa ayaa dunida islaamka waxaa looga dabaal degaa farxadda ay leeyihiin maalmahaasi barakaysan.

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS