Madaxweynaha Dalka oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Yoonis Cali Nuur

  Saturday July 21, 2018 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Madaxweynaha Dalka oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Yoonis Cali Nuur

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka ah ee Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Maxammed Farmaajo ayaa ka tacsiyeey geerida ku timid Allha UnaxariisteMarxuum Yoonis Cali Nuur oo horay uga soo shaqeeyay Radio Muqdisho iyo Warbaahinta BBC qeybteeda Soomaaliga.

“Waxaan tacsi u direynaa qoyska iyo qaraabada Marxuum Yoonis Cali Nuur. Yoonis wuxuu muddo dheer kasoo shaqeeyayiyo, wuxuuna ahaa khabiir dhanka saxaafadda ah oo tababaray wariyeyaal badan oo Soomaaliyeed. Eebe jannadii Firdawso haka waraabiyo”. ayuu ku yiri qoraal uu soo dhigay bartay bulshada ee Twitter Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxammed Cabdulaahi Maxammed Farmaajo.

Marxuumka ayaa ku geeriyooday magaalada London ee dalka Englad.

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS