DAAWO KULAN AY YEESHEEN XILDHIBAANADA BFS IYO MADAX DOWLAD KGS AYAA KA HADLEY

  Thursday January 18, 2018 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
KULAN AY YEESHEEN XILDHIBAANADA BFS Kulan khamiislaha ahaa ee todobaadkiiba mar ay isugu imaan jireen Golaha Wasiirada K.G S oo Maanta qabsoomay waxaa Shir Gudoominiyay ku simaha Madaxweynaha K.g ahna Wasiirka Beraha iyo Waraabka koofur Galbeed waxaa warbixino looga dhagaystay qaar ka tirsan Wasiirada sida wasiirka Amniga oo laga dhagaysatay warbixin ku saabsan dagaaldaii ka dhacay deegananad Goof Gaduud Buureey iyo Deynuunaay. Sidoo waxaa kulanka Golha wasiirada looga dhaystay wasiirka Maaliyadda huindise Sgrciyeedkii aqriska dib loogu celiyay wasiirka maaliyadda . Markii uu shirkaasi soo idlaaday kadib waxaa warbaahinta afaafka madaxtooyada kula hadlay Af-hayeenka Madaxtooyada K.G Nuuraddiin Yuusuf Abuukar. Qaar ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan K.G Soomaaliya ayaa kulan waxaa ay la yeesheen Kusimaha Madaxweynaha K.G ahna Wasiirka Beeraha Iyo waraabka Maxamed Xasn Fiqi waxaa ay kaga hadleen arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Amniga iyo Bakacaal todobaadyadii u danbeeyay soo garayay Magaalada Baydhabo kuwasoo Degaanadooda uga soo barakaciyin Ururka Al Shabaab. Gudoomiyaha Gobolka Baay Cali Wardheere Dooyoow Cabdiraxmaan, Xildhibaanka qaranka Idiris Cabdi Dhaqtar wasiirad ku xigeenka wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka K. iyo Xildhibaanka Maamulka K.G Cabdi Shakuur oo kuligood la hadlaydhibaatda haysata barakacayaasha cusu ee ay soo barakiciyeen Al-Shaab. Ugu yaraan 9000 oo barakacayaal ah ayaa soo gaaray Magaalada Baydhabo kuwaasoo ka yimid tuulooyin ka mid ah Gobolka Bakool kuwaasoo u baahan Gurmad deg deg ah in loo fidiyo ka hor inta aysan xaaladda ku adkaan.

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS