Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shirka IMF “Sawirro”

  Friday April 15, 2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  

Shir sanadle ah oo ay soo qaban qaabiyeen Bangiga adduunka iyo hay’adda lacagta dunida ee IMF ayaa ka furmay magalada Washinton ee dalka Mareykanka kaasi oo ay ka qeyb galeen wafuud kala duwan oo ka kala socota dowladaha caalamka.

Dowladda Soomaaliya ayaa shirkani waxaa uga qeyb galay wefdi uu hogaaminayo wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Max’ed Aadan Ibrahaaim Farkeeti ayadoo diiradda lagu saaray horumarinta dhaqaalaha caalamka, iyo arrimaha dhaqaalaha Soomaaliya iyo horumarka ay ku talaabsanayso dowladda Soomaaliya.

Wasiirka Maaliyadda Prof. Max’ed Aadan Ibraahim Farkeetei ayaa ka hadlaymuhiimadda uu Soomaaliya u leeyahay heshiis dhawaan ay la galeen hay’adda lacagta aduunka IMF oo ahaa in Soomaaliya laga cafiyo deymaha.

Shirkan sanadlaha ah ayaa socondoona mudo maalmo ah ayadoo la filayo in natiijooyin wax ku ool ah ay ka soo baxaan marka laga hadlaya arrimaha Soomaaliya, oo ka mid ah ajandayaasha ugu muhiimsan ee shirkani looga hadlayo.

_MG_4857_MG_4875_MG_4891_MG_4893_MG_4894_MG_4897_MG_4943_MG_4945_MG_4960_MG_4972_MG_4975_MG_4979_MG_4986_MG_4990_MG_4992_MG_5000_MG_5017_MG_5022_MG_5026_MG_5027_MG_50452016SMMDSOMALIA2-1

SM16 MD Somalia

SM16 MD Somalia

20151008_09043120151008_105728-120151008_11372420151011_090521-1-1-120151011_09091320151011_100205-120160413_08532820160413_104534IMG_4924

WAXAA IDIN SOO DIYARIYEWAR KAANI

WARIYE CABDUL QAADIR JOOKAR

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS