Daawo Sawirada : Dalka Sweden oo soo saaray Madaafiic rido dheer iyo Tiknikada dagaalka oo Casri ah !!

  Monday January 18, 2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Milatariga dalka Sweden ayaa mar kale soo saaray Hub casri ah gaar ahaan Madaafiicda goobta oo nuuc cusub ah waxaana isla markiiba farsamadaan kaga dayday dalka Sweden wadamada ay dariska yihiin sida Norway iyo Denmark .

Hubka iyo Madaafiicda uu soo saaray dalka Sweden ayaa waxaa loo yaqaan (Archer Artillery FH77) waana Madaafiicda goobta oo la is ticmaali karo xiliyada Qaboobaha iyo Kuleelahaba .

Madaafiicdaan Casriga laga soo dhigay ayaa xiliyadii hore waxaa jiidi jiray gawaari dagaal balse iminka waxaa si casri ah looga dul rakibay isla gawaaridii jiidi jirtay, taa oo wax badan ka badashay madaafiicdii hore .
















































































































































































































































































































































































































Waxaa Soodiyariyey Warkaani Wariye C.qaadir Xasan Jookar

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS