Abwaan Cali Sugulle oo Hargeysa lagu aasay – Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya

  Thursday January 14, 2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  

Allaha u naxariistee, abwaan Cali Sugulle Cigaal oo can ku ahaa (Dun-carbeed) oo labo maalin ka hor ku geeriyooday magaalada Shaariqa ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa maanta lagu aasi doonaa magaalada Hargeysa ee xarunta gobolka waqooyi galbeed.

Diyaaradii siday meydka abwaan ayaa goor dhoweyd soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, iyadoo aaskiisa ay ka qeybgali doonaan mas’uuliyiin uu kamid yahay madaxweynaha maamulka Soomaaliland, siyaasiyiin, abwaano iyo qeybaha bulshada.

Abwaanka, ayaa lagu aasi doonaa qubuuraha Naasa-hablood ee magaalada Hargeysa.

Waxaa soo diyaariye warkaani Wariye C.qaadir hassan jokar

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS