Sanad-Guurada 1aad ee Koofur-Galbeed oo laga xusay Minnesota- SAWIRRO

  Monday December 14, 2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  

Munaasabad lagu taageerayay maamulka Koofur-Galbeed oo ay ka qeyb galeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee degaankaas ka soo jeeda ayaa lagu qabtay Minnesota, ayadoo sidoo kale xafladdan lagu xusayay sanad guurada koowaad ee Koofur-Galbeed.

Dadkii Xaflada ka hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya Cabdixakiim Maxamuud Fiqi oo hambalyo diiran u diray maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, isagoo sheegay in sedexda gobol ay ahaan jireen meelo dhibaato badan laga soo sheegi jiray balse hadda uu ka jirto Maamul shacabka ay ku najaxeen.

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS