Warmoley
WARBIXIN:-GUDOOMIYAHA KUMEELGAARKA XISBIGA CADAALADDA IYO MIDNIMADA TIIR ENG SAALAX SH CUSMAAN OO KA SOO HOR JEESTAY HADAL KASOO YEERAY GUDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR
...

Eng Saalax ayaa ka hadlay Hadalka Yariisow oo kuna tilmaamay in uu yahay mid waxba kama jiraan ah ayna u suuri gali doonin marnaba in uu ku darsado Afgooye Banaadir waxaana uu sheegay in ay ka xigaan dadka ku dhaqan shabeelaha hoose in ay dagaal ka xigto

Eng saalax ayaa ugu baaqay dhamaan dadka KG ka soojeeda in ay ka hortagaan cunsurinmada Beelo Gaar ah ay ka dambeeyaan waxaana ka sugeynaa Yariisow raali galin ayuu yiray Eng saalax

Sida la ogyahay Xuduuda Shabeelaha hoose ayaa ahaan jirtay Masaajidka arbaca rukun oo ku yaala degmada shangaani ee Gobolka Banaadir dagaaladii Dalaka kadhacay 1991 kadib ayaa waxaa ku hardama Masuuliyada Degmooyinka gobolka banaadir Dad aan waxba ku laheyn