Warmoley
Daawo Muuqaal : Hooyo Soomaaliyeed iyo Caruurteeda oo Kilyaha iyo Beerka lagala baxay & Wariye Murugo la ilmeeyay
Hooyo Soomaaliyeed iyo Caruur ay dhashay oo dhamaantood lagala baxay Beerka iyo Kalyaha ayaa waxaa intaas ka dib iska ilmeeyay Wariyihii soo tabinayay warbixintaan kaas oo digniin adag iyo baaq hawada u soo mariyay Waalidiinta Soomaaliyeed .

Hooyada Soomaaliyeed iyo Caruurta ay dhashay ee Beerka iyo Kalyaha lagala baxay ayaa waxaa lagu soo bandhigay magaalada Alexandria ee dalka Masar waxeeyna qoyskaan dhibaatadu soo gaartay doonayeen inay u Tahriibaan xeebaha dalka Talyaaniga .