Warmoley
Mogadiscio 1 luglio 1960, Il tragico inizio dell’Indipendza Somala.
Mogadiscio 1 luglio 1960, Il tragico inizio dell’Indipendza Somala.
Xasuuq ka dhacey Barlamaanka orodka ahaa hortiisa 1 luglio 1960. waxaa lagu diley 2 qofood, 30 kalena waa la dhawacey. Lega della Grande Somalia, HDM iyo SNU oo donayeynin mar lamaad lagu celiyo doorashada ;waayo doorshadii si musuq masuq ah bay dhacdey.. Sida awgeed waxaa muqadas in la ixtiramo Rabitaanka Shacabk 2014. Madama aan la ixtrimiin rabitaanka shacabka 1 luglio 1960. Waxaa haboon in wax barato Taariikh laga tagey si aysan u dhicin Khaladaad oo Gumeysia Nabadey.


.